Ayew
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Ayew Qarankiisa ayuu udub dhexaad u yahay

Waa in waxbadan la sameeyaa si loola qabsado dhibaatada horyaalka Ingiriiska ee Premier league, laakiin ciyaaryahanka u dhashay Ghana ee Adre Ayew ayaa aragtidaasi ka dhigay mid aan socon