Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Falanqeynta xiisadda Turkiga iyo Ruushka

Waa barnaamijka doodda ee Waxay ila Tahay oo aan ku falanqeyneyno xiisadda u dhaxeysa dalalka Ruushka iyo Turkiga iyo guud ahaan xaaladda jahawareerka ka taagan yahay ee Suuriya.

Barnaamijka oo uu soo jeedinayo Farxaan Maxamed Jimcaale, waxaa ka qaybgalaya, Dr Sacad Shiikh Cismaan Nuur, Dr Cabdiwahaab Shiikh Cabdisamad, Dr Axmed Cali Maxamed Kheyre iyo dhageystayaasha laanta Af-Soomaaliga ee BBC.