Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Galmudug: Ciidan qaran kuma jiro dagaalka

Magaalada Galkacyo shalay waxaa ka dhacay dagaal ay 10 qof ka abdan ay ku dhiunteen. Xaalka magaalada weli ma dagano. Waxaana jira qax labada dhinacba ah.

Labada maamul ee magaaladda iskuhaya ee Puntland iyo Galmudug ayaa midba midka kale ku eedaynayaa inuu dhibaatada wado.

Weriyaha BBC-da Cabdirisaaq Xaaji Catoosh ayaa la xariiray Madaxweyne ku xigeenka Galmudug, Maxamed Xaashi Carabeey, waxa uuna weydiiyey bal waxa dhinacooda ay nooga sheegi karaan dagaalka Galkacyo ka dhacay