Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Ururka ATM oo dagaalka Gaalkacyo ka hadlay

Ururka ATM oo ah urur ka wacyigeliya dhalinyarada saameynta ay qabyaaladdu leedahay, ayaa ka hadlay dagaalka Gaalkacyo. Guddoomiyaha ururkaas Aadan Matan, ayaa u warramay Osman Abdi Haasan.