Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Caruur dhan hal million oo jadeeco laga tallaalayo

Waxaa ka socda Somaliland maalintii saddexaad hawlgal ballaadhan oo sida hay'adda UNICEF sheegtay lagaga talaalaayo caruur dhan hal million cudurka jadeecada.

Weriyaha BBC-da Hargeysa, Axmed Saciid Cige, ayaa warbixintan nooga soo diray isagoo maanta tegay xarun lagu tallaalayay caruurta.