Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Somaliland oo xuduudaha adkeenaysa

Somaliland waxay aad u adkeysay maalmahan baarista dadka socotada ah ee ka soo degaya gegooyinka dayuuradaha amaba baraha kantaroollada ee xuduudaha , iyadoo dhowaana madaxweyne Axmed Siilaanyo u saaray gudi wasiiro ah nidaaminta socdaalka Somaliland.