Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Sicir barar ka taagan Somaliland

Magaalada Hargeysa iyo guud ahaan Somaliland waxaa beryahan dambe saameeyay sicir barar ka dib markii uu qiimaha shilinka Somaliland hoos u dhacay sarifka dollarka.

Madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa gudi u saaray si xal degdeg ah loogu helo sicir baraka uu keenay sarifka lacagta.

Weriyaha BBC ee Hargeysa Axmed Saciid Cige ayaa tegay suuqa sarifka lacagaha ee Hargeysa warbixintan ayuuna inooga soo diray.