Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Ganacsiga haweenka Afrika

Tanina waa qeybtii labaad, dumarka cusub ee ganacsiga Afrika, ayaa sideed ka mid ah waxaa lagu sheegay in ay heer ka gaareen ganacsiga.

Qeybtaan saddexaad waxaan ku maqleynaa Yodit Eklund oo ku sugan dalka Senegal, taasi oo ujeedadeedu tahay in ay kor usoo qaado heerka cusub ee ciyaaraha hirarka dushooda lagu taraaraxo ee loo yaqaano surf.