Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Ganacsiga dumarka Afrika

Dumarka cusub ee ganacsiga Afrika, ayaa sideed ka mid ah waxaa lagu sheegay in ay heer ka gaareen ganacsiga.

Qaybtan waxaa ku maqlaynaa Affiong Williams oo leh warshad soo saarta qudaarta.