Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Nin Somali ah oo u tartamaya kursiga Minnesota

Doorashada Wadanka Maraykanka, tartanka xisbi kasta dhaxdiisa ah ee musharixiintu u tartamayso jagooyinka kala duwan ee wadanka, ayaa maraysa meel aad u adag

Mahammud Muse Hassan, waa nin ka tirsan xisbiga dimoqraadiga oo u tartamaya in uu ka mid noqdo golaha sanadka ee gobolka Minnesota.

wuxuna la tartamayaa musharax ay isku xisbi ka tirsan yihiin oo imika jagadaasi haya oo horay ugu guu laystay jagadaasi.

waraiyha bbc da Mohamed Haji Hussien ayaa la kulmay Mohammud oo waraystay wuxuuna waydiiyay bal waxa muuqday ee ku dhaliyay in uu jagadaasi u tartamo waxa uu yahay?