Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Gabar gabay ka tirisay Tahriibka

Ayadoo meelaha qaar laga soo sheegayo in mar kale uu dib u soo xoogaystay tahriibka ay dadka Soomaalidu ku aadaan dibadda, ayaa waxaa soo baxaya gabayo iyo buraanburo cusub oo dhallinyarada Soomaaliyeed looga wacyigelinayo dhibaatada tahriibka. Qaar ka mid ah suugaantaas waxaa tirisay Abwaanad Koos Jaamac Dhunkaal. Weriyaha BBC ee Hargeysa Axmed Saciid Cige ayaa ka wareystay.