Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Daawo sida dadka indhaha la' ay telefoonka u isticmaalaan

Deeq Cabdi Axmed waxa uu ka mid yahay dadka indhaha la', wuxuu tagay Mareykanka, haddana wuxuu wadaa olole dhanka Facebook-ga ah oo jawaabaha ama aragtida ay dadka ka dhiibtaan.