Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Haramacad galay iskuul ku yaala dalka Hindiya

Haramacad dhadig ah ayaa galay iskuul ku yaala magaalada Bangalore ee dalka Hindiya halkaas oo uu ku dhaawacay lix ruux, halkan ka daawo muuqaal kooban oo dhacdadaasi laga duubay.