Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Ganacsiga dumarka Afrika

Qaybta labaad ee ganacsiga dumarka Afrika waxaan idinku soo bandhigaynaa dumarka Afrika ee isbadalka samaynaya.

Qaybta lixaad ee ganacsiga dumarka Afrika waxaan ku maqlaynaa, isbadalka ay samaynayso Pandora Hodge oo dadka u samaynaysa shineemo.