Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Daawo: Qaxootiga jooga xuduudda Turkiga

Kumanaan qaxooti ayaa jooga xuduudda Turkiga ay la leedahay Suuriya ee u dhow magaalada Kilis.

Dadka ayaa ka soo cararay weerarka ay dowladda Suuriya oo taageero ka helaysa Ruushka ay ku qaaday magaalada Xalab ( Aleppo).