Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Daawo: Ganacsiga dumarka Afrika

Ganacsatada cusub ee dumarka Afrika ayaa ka kooban dumar samaynaya isbadal wayn. Toddobaadkan waxaan maqlaynaa Mabel Suglo oo joogta Ghana, waxay aas aastay ganacsi ay ka samaynayso taayarada.