Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Maalinta Afka hooyo oo Muqdisho laga xusay

Magaalada Muqdisho waxa maanta lagu qabtay munaasabad lagu maamuusayay maalinta caalamiga ah ee afka hooyo iyadoo markii ugu horeysay mudo dhawr iyo labaatan sano ah maamuuskaasi lagu qabtay Akademiyada cilmiga,fanka iyo sugaanta oo dhawaantan dib loo hawlgaliyay.

Weriyaha BBC Ibraahim Maxamad Aadan oo tagay Akademiyadaasi ayaa warbixintan Muqdisho ka soo diray.