Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Doorashada FIFA sidii la filayay miyey u dhacday?

Xiriirka kubadda cagta ee adduunka ee FIFA ayaa Gianni (Jani) Infantino u dooratay madaxweynaha cusub.

Infantino oo haysta dhalashada Switzerland ayaa waxa uu baddali doonaa Sepp Blater oo horey xilka isaga casilay.

Wuxuu ka adkaaday saddex musharax oo kale wareegii labaad ee codeynta ka socotay Zurich.

Daysane ayaa Axmed Xaji oga warramay in doorashada ay u dhacday sidii la filaayay?