Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Ganacsiga ka dhexeeya Dhadhaab iyo Garissa

Magaalada Garisa ayaa waxaa maalin kastaa ka baxda basas aad u badan oo qaada rakaab iyo alaabo ganacsi oo aad u badan.

Ganacsigaasi oo aad u ballaaran ayaa hadda aad u xoogeysanaya, waxaana labada dhinac dhexmara xiriir aad u wanaagsan oo dhanka ganacsiga ah.

Haddaba, weriyaha BBC-da Bashkas Jugsoodhacay ayaa tagay busteejada magaalada Garisa oo ay ka baxaan gawaaridaasi waxa uuna nooga soo diray warbixintaan.