Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Xarunta farsamada gacanta ee Hargeysa

Magaalada Hargeysa waxaa ka jira xarumo dhallinyarada shaqo doonka ah ay ku bartaan farsamada gacanta siiba birta, gaadiidka iyo korantada.

Xarunta farsamada birta ee ismaaciil gaameello ayaa ka mid ah xarumahaasi.

Waxaa tegay weriyaha BBC ee Hargeysa Axmed Saciid Cige oo la hadlay farsamoyaqaanada iyo dhallinyarada wax ka barata xaruntaasi.