Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Ciidamadda Puntland oo qabtay doomo kalluumeysi oo sharci dara ah

Maamulka Puntland ayaa qabtay doomo kalluumeysi oo sharci dara ah, kuwaas oo badan kood la aaminsan yahay in ay ka diiwaan geshan yihiin dalka Yemen.

Waxa la soo qabtay shan doomood iyo shaqaalihii saarnaa, waxaana la filayaa in maxkamadd la soo taago.

Cabdirsaaq Diriye Faarax waa taliyaha ciidamadda badda ee Puntland, waxa uu doomahaasi la soo qabtay uga warramay weriyaha BBC Farax Lamaane.