Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Taxanaha WhatsApp ee BBC

BBC waxay billaabaysaa taxane ku saabsan sida dhallinyaradu u isticmaalaan barta bulshada ee WhatsApp. waxaan eegeynaa isbedelka ay abuurayso bartaasi iyo sida kala duwan ee dhallinyaradu u adeegsato.

Saciid Xasan Anteeno waa weriye siyaabo kala duwan u adeegsada WhatsApp, Cabdinaasir Xuseen wuxuu u adeegsadaa arrimaha gargaarka, wuxuuna ka shaqeeyaa xeryaha Qaxootiga. Axmed Xaji Xasan ayaa dood gaaban u qabtay labadooda.

Saciid ayaa hadalka ku hor maraya.