Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Iran oo bilawday dhoofinta shidaalka

Iran ayaa dhoofisay shidaalki ugu horeeyay Yurub tan iyo intii laga qaaday cunaqabataynta Janaayo 2016. Waa astaan muhiim u ah inuu waddanka ku soo laabanayo suuqa caalamiga, kadib markii heshiis la gashay reer galbeedka oo ku saabsan barnaamijkeeda nukliyeerka.