Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Waraysi haweeneey diblomaasi ah

Haweenka Soomaaliyeed ayaa horumar ka sameeyay dhanka diblumaasiyadda dalkooda, iyadoo sanadahan dambe ay haween badan ka mid noqdeen amaba hogaamiyeen howlgallada dibadda ee dalka.

Faadumo Maxamed Insaaniya waa safiirka Soomaaliya u fadhiya magaalada Geneva iyo Xarunta Qaramada Midoobay ay halkaa ku leedahay.

Waxaanu ka wareysannay dowrka haweenka Soomaaliyeed ee diblumaasiyadda iyo dib u dhiska nabada Soomaaliya, khadka taleefanka ayey iigu warrantay.