Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Shaqa la'aanta ka jirto Dhadhaab

Shaqala'aan daran ayaa haysata dhallinyarada Dadaab, kuwa Qaxootiga ah iyo kuwa deegaankaba.

Tirada dhallinta aan shaqada haysan ayaana markastaa sare u sii keceysa.

Weriyaha BBC-da Bashkas Jugsodhacay oo ku sugan magaalada Dadaab ayaa la hadlay qaar kamid ah dhallintaasi.