Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Itoobiya oo Puntland ka caawineysa dagaalka Alshabaab

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo BBC u waramay ayaa sheegay in Dowladda Itoobiya ay iska kaashanayaan la dagaaalanka ururka Al-shabaab.

Madaxweynaha oo hadda ku sugan magaalada Addis-ababa ayaa la kulmay saraakisha meleteriga Dowladda Itoobiya.

Cabdirisaaq xaaji catoosh oo wareestay ayaa ugu horeynti weeydiyay duulankan cusub ee Alshabaab ay ku qaadey Puntland.