Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dagaal ka socda deegaanka Suuj

Deegaanka Suuj ee gobolka Nugaal, waxaa mar kale ka bilowday dagaal u dhaxeeya ciidanka Puntland iyo iyo ururka Al-Shabaab.

Dagaalkan hada socda lama oga qasaaraha ka dhashay.

Weriyaha BBC Cabdirzak Xaaji Catoosh, ayaa waxa uu wareystay Muxiyadiin Axmed Awmuuse, oo ku sugan jiidda hore ee dagaalka, ugu horeyna Waxa uu weydiiyey halka uu joogo?