Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Shirka dumarka oo ka socda Newyork

Magaaladda Newyork ee Dalka Maraykanka waxaa ka socda kullan weyn oo dumarka aduunka xubno matalaya ay isugu tageen.

Waxaa looga hadlayaa sidii wax looga qaban lahaa dhibaatooyinka dumarka la soo darsa.

Sacda Cali Sahal ayaa ka mid ah dumar soomali ah oo ka qaybgalaya kulanweynahaasi dumar.

Cabdirisaaq Xaaji Catoosh ayay u warantay.