Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Daawo burburka magaalada Aleppo

Burburka magaalada Aleppo ee Suuriya ayaa waxaa filin ka soo duubay diyaaradaha aan qofna wadin.

Magaalada oo ahaan jirtay xarun ganacsi ayaa waxaa ka muuqda burbur aad u badan.