Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Waraysiyo ku saabsan khilaafka xisbiga UCID

Qoraal ka soo baxay Gudoomiyaha xisbiga UCID, Faysal Cali Waraabe, ayuu ku sheegay inuu badalay rag ka tirsan hogaanka sare ee xisbiga UCID ee Somaliland,

Raga xilka laga qaaday waxa ka mid ah;Cali Maxamed Yusuf Cali Gureey oo ah Gudoomiye ku xigeenka sadaxaad ee xisbiga UCID.

Halkan ka dhagyaso waraysiyo ku saabsan khilaafka xisbiga UCID oo uu qaaday weriyaha BBC-da Cabdirisaaq Xaaji Catoosh.