Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Saameynta ay abaaruhu kaga tageen gobolka Awdal

Gobolka Awdal wuxuu ka mid yahay deegaanada ay abaarta kululi ku dhufatay oo saamaysay dad iyo xoolaba oo ilaa lix qofna ugu dhinteen abaartaasi bil ka hor.

Haddaba weriyaha BBC Axmed saciid cige oo shaqo u jooga gobolkaasi ayaa wuxuu safar ku maray deegaano iyo tuulooyin xoolo dhaqato iyo beerallay isugu jira ee dagmada Dila, ayadoo markii roobabkii gugu curteenna ay shan qof daadad ku dileen.

Axmed warbixintan ayuu inooga soo diray magaalada Boorama