Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Abaaraha Soomaalida Itoobiya

Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdixakiin Cigaal Cumar ayaa BBC uga waramay sidii abaaruhu u saameyeen deegaanada maamulka iyo wixii xukuumaddu dad iyo duunyo ku taakuleysay.

Madaxweyne ku xigeenka oo ah wasiirka horumarinta magaalooyinka iyo warshadaha ee Dawladda Deegaanka Soomalida Itoobiya ayaa khadka telefoonka ee Jigjiga ugu waramay wariyaha BBC Xasan-deeq Cabdullaahi Haybe.