Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Garowe: Dollarka oo meel sare gaaray

Sarrifka dollarka oo gaaray halkii u sareysay magaalada Garowe, waxayna maamulka Puntland sheegeen in ay arrintaasi wax ka qabanayaan. Sare u kaca sarrifka ayaa sababay in goobo ganacsi la xiro.