Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Madaxweyne Xasan: Ma fileyno in Kenya ay qaxootiga xoog ku celiso

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in wadahadal ku aadan dib u celinta qaxootiga uu la gali doono madaxda dalka Kenya.

Xasan Sheekh ayaa hoosta ka xariiqay in dadka qaxootiga ahi uu dalkooda u bahanyahay balse waqtigan uusan ahyn waqtigii ku haboona in dadkaasi la celiyo.

Weriyaha BBC-da Cabdiraxman Maxamed Aadan Koronto ayaa madaxweynaha ku waraystay magaalada Istanbul ee Turkiga.