Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Jubbaland oo ka hadashay qaabkii loo dilay Gacmodheere

Maamulka Jubbaland ayaa sheegay inay dileen saraakiil Alshabaab ah.

Saraakiishan waxaa ka mid ah Sheekh Maxamed Dulyadayn oo Gacmodheere.

Arimahani ayaan ka waraystay wasiirka amniga Jubbaland cabdirashiid Janan.