Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Biyo yari ka taagan Borama

Biyo yari ba'an ayaa ka jirta magaalada Borama, ka dib markii ay gureen ceelasha biyaha siiya magaaladaasi.

Maamulka Borama ayaa sheegay in ceelal loogu talagalay in lagu waraabiyo dhul beereed uu u wareejiyay, si ay biyo ugu helaan shacabka magaalada.

Maxamed Xuseen Mayrane waa duqa magaalada Borama. Axmed Xaaji Xasan, ayuu uga warramay biyo yarida.