Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Bangigga Salaam oo abaalmarin la siiyay

Bankiga Salaam ee xaruntiisu tahay dalka Jibouti ayaa lagu abaalmariyey sida uu Afrikada Bari uga hirgaliyey habka dhaqaale ee waafaqsan shareecada een lahayn dul-saarka.

Salaam Bank oo dalka Jibouti laga furay 2008,waxaa wada leh muwaadiniin soomaali iyo jibouti ah, waxaana Bank la furay sanadkii 2008.

Madaxa Xiriirka dadweynaha ee bankiga Salaam, Mustaf Mohamed Maax ayaan khadka telefoonka ee Jibouti waxaa ku wareystay Abdinur Sh Mohamed oo waydiiyey waxa ay ku muteysteen abaalmarinta caalamiga ah.