Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Ganacsiga Soomalida ee dalka Tanzaniya

Muddadii ay dowlad la'aanta iyo burburka ay Somaliya ka jireen, hadana dhinaca kale soomalidii dibada u qaxday waxay gaareen guulo ganacsi oo la taaban karo.

Wadamada soomalida ganacsigeeda uu ka guulaystay waxaa ka mid ah dalka Tanzania oo shirikado waawayn oo soomadu ay leedahay ay ka dhisan yihiin.

Waxaa sidoo kale guusha ganacsi ee soomalida lagu sheegaa inay sabab u tahay is'aamin u dhaxeeya beecmushtarkooda, balse waxaa la iswediinayaa maxay Soomalidu ugu guulaysan la'dahay siyaasada iyo dib u dhiska dalka maadama ay ganacsigii guul ka gaareen.

Maxamed Cabdilaahi Guurguurte waa ganacsade dalka Tanzania ka hirgeliyay ganacsiyo kala duwan, sida hotello, warshado soo saara kabaha ay isticmaalaan meleteriga Tanzania iyo waliba adeegyada garoonka diyaaradaha Darasalam, Cabdirasaq Xaaji Catoosh ayaa wareystay