Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Caawa Iyo Caalamka

Telefishinka BBC News Somali wuxuu kuu soo gudbinayaa 30 daqiiqo oo isugu jira warar, wareysiyo iyo faallooyin ku saabsan arrimaha Caalamka, Afrika iyo Soomaaliya. Waxaad ka daawan kartaa bogga BBC News Somali iyo telefishinada aan xiriirka leenahay habeen kasta Isniin ilaa Jimco.