Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Gabar Soomaali ah oo Farshaxankeeda la soo bandhigay

Ayan Farah waa gabar farshaxanka sameysa oo ah Somali - Swedish, Farshaxankeeda waxaa kamid ah sawiridda goobaha Juqraafiga ah.

Ayan ayaa howsheeda waxay ku soo bandhigtay bartamaha magaalada London. Farxaan Maxamed Jimcaale ayaa halkaasi tagay oo ka wareystay Ayan.

Mowduucyada la xiriira