Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Faransiiska oo masaajidada laga shakiyo xirayo

Dalka Faransiiska, maamulka waxay wadaan xiridda masaajidda looga shakiyo inay faafinayaan xagjirnimada.

Illaa iyo hadda 20 masaajid ayaa la xiray sida uu sheegay ra'iisul wasaaraha dalkaasi, Bernard Cazeneuve.

Wuxuu tilmaamay inay qorsheynayaa in intaa kabadan ay xiraan, taas oo ay ku sheegayaan inay qeyb ka tahay ladagaallanka wax ay ugu yeereen argagixisada.

Khadiijo Maxamed Qalanjo waa weriye madax bannaan oo deggan Paris, waxay Axmed Xaji Xasan uga warrantay faafaahinta arrintan iyo sida howlgallada ay u socdaan