Kenya : Waxaan kala soocaynaa qaxootiga iyo dadka deegaanka
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Kenya : Waxaan kala soocaynaa qaxootiga iyo dadka deegaanka

Kenya waxaa ku yaala xerooyin ay ku jiraan boqolaal kun oo qaxooti Soomaali ah, kuwaas oo kasoo qaxay Soomaaliya. Balse dhammaantood ma ahan kuwa ka wada yimid Soomaaliya.