BBC Online Network BBC Home Page BBC News (in English) BBC Sport (in English) BBC World Service (in English) Nagala Soo Xirir | In English
Laanta Soomaaliga
Waxbarashada
Baro Ingiriisika
Taarikhda
Nagala Soo Xirir
Warsidaha BBC
In English
Barnaamijyada
Mawjadaha
11:00 GMT
14:00 GMT
18:00 GMT
greatlakes
swahili
french africa
arabic
brasil
hausa
portuguese
somalia
World Service
learning english

Isniin, 06.08.2001 - 11:34 Wakhtiga London
Morgan oo qabsaday Kismaayo
Milliishiya tekniko saaran
Milliishiya tekniko saaran

Ciidammada isbahaysiga SRRC, ayaa maanta dagaal ku qaaday magaalada Kismaayo.

Dagaalku waxaa uu ka billowday gegida dayuuradaha.

Warkii ugu dambeeyey waxaa uu hadda sheegayaa in General Moragn ciidan uu hoggaaminayo ay qabsadeen Kismaayo.

Ciidankaas waxaa la sheegay in uu ka kooban yahay isbahaysiga SRRC.

Warkan waxaa laga xaqiijiyey ilo lagu kalsoon yahay.

Isbahasyiga dooxada Jubba ayaa shalay sheegtay in ay ka guuleysteen ciidan ay ku sheegeen in uu Hoggaaminayay Jeneraal Morgan.

Hase yeeshee, maanta waxaa caddaatay in magaalada Kismaayo gudaheeda la sila galay.

Welibana af hayeenka Isbahaysiga SRRC, Maxamed Adan Qalinle, waxaa uu sheegtay in isabahaysigiisu uu gacanta ku dhigay magaalada Ksimaayo.

Wareysiga Qalinle iyo wixii faahfaahin ah ee naga soo gaara Kismaayo, Baydhaba iyo Muqdisho waxaad uga bogan kartaan barnaamijka Dunida iyo Maanta.

Warar maqal ah
Barnaamijyada

Wararka iyo Arrimaha Taagan / Baafinta / Waraysiyo
Barnaamijkii 14:00

Wararka iyo Arrimaha Taagan
Barnaamijkii 18:00
Wararka ugu Waaweeyn
Weeraro lagu qaadey agagaarka Baqdaad
Iran oo Nuclear lagu waayey
China iyo Mareykan oo heshiis ganacsi galay
Xarunta Talyaaniga Nasiriyah oo la qarxiyay
Ma ogtahay in Boggan BBCSomali.com maanta lagu bedalayo mid cusub?
Iran oo sheegtey iney heysato Plutonium yar
Iran oo sheegtey iney heysato Plutonium yar
Ma ogtahay in Boggan BBCSomali.com maanta lagu bedalayo mid cusub?
Taariikh nololeedkii Cabdiraxman Tuur oo geeriyoodey
Siyaasadda dalka Sri Lanka oo cakiran
Somalia:deganaasho ku soo laabatey Tuulada Xaramka
Falstiin oo ka shireysa dhismo dowladeed
Mareykanka oo aan Charles Taylor cafinin
Nin ka mid ah ergeda Soomaalida oo Nairobi ku dhintey
Xaaladda Xuquuqda Aadamaha ee Masar

NAGALA SOO XIRIIR
Email: somali@bbc.co.uk
Qoraalka Noo soo Dir:
BBC Somali Service, 116 CB Bush House, PO Box 76, Strand, London, WC2B 4PH
Tel: + 44 020 7557 1631

Fax:+ 44 020 7497 1374
^^Kor igu celi
   Laanta Soomaaliga
  Laanta Soomaaliga | Waxbarashada | Baro Ingiriiska | Taarikhda
Nagala Soo Xirir | Barnaamijyada | Mawjadaha
  © BBC World Service, Bush House, Strand, London WC2B 4PH, UK.