BBC Online Network BBC Home Page BBC News (in English) BBC Sport (in English) BBC World Service (in English) Nagala Soo Xirir | In English
Laanta Soomaaliga
Waxbarashada
Baro Ingiriisika
Taarikhda
Nagala Soo Xirir
Warsidaha BBC
In English
Barnaamijyada
Mawjadaha
11:00 GMT
14:00 GMT
18:00 GMT
greatlakes
swahili
french africa
arabic
brasil
hausa
portuguese
somalia
World Service
learning english

Khamiis, 28.02.2002 - 12:31 Wakhtiga London
Kofi Annan: Soomaaliya wali waa meel qatar ah
Kofi Annan
Kofi Annan

Xooghayaha Guud ee Qaramada Midoobey, Kofi Annan ayaa sheegay in Soomaaiya ay weli tahay meel khatar badani ka jirta, isla markaana aan laga furi karin xafiis ay Qaramada Midowbey leedahay magaalada Muqdisho.

warbixin ku saleysan waxii ay la soo kulmeen gudi ay Qaramada Midowbey u dirtey Soomaaliya Bishii Janaury, ayaa xoghaya Guud waxaa uu sheegay in xaalladda amaanka ee shaqaalaha QM ay aad u kala duwan tahey iyadoo markaana ku xiran hadba goobta shaqaalahaasi ay ka howl galaan, wayna adag tahay, buu yiri, in la saadaaliyo waxa lala kulmi karo.

Golaha Amaanka ee Qaramadda Midowbey ayaa u soo jeediyey Xoghayaha Guud ee QM in uu ka furo magaallada Muqdhiso xafiis ka shaqeeya dib udhiska nabadda.

Wararku waxay sheegayaan in Dowlada KMG ah ee Soomaaliaya ay gacanyata uun ku hayso, ilaa iyo hadda, qeybo aad u kooban oo ka tirsan caasumada.

Safiirka Soomalia u fadhiya Qaramada Midowbey, Axmed Cabdi Xaashi, ayaa sheegey in uu ka rajeenayey Qaramada Midowbey iyo Xoghayaha Guudba in ay kala shaqeeyaan dowladda sidii ay u sugi laheyd amaanka shaqaalaha Qaramada Midowbe ee Soomaaliya.

Warar maqal ah
Barnaamijyada

Wararka iyo Arrimaha Taagan / Baafinta / Waraysiyo
Barnaamijkii 14:00

Wararka iyo Arrimaha Taagan
Barnaamijkii 18:00
Wararka ugu Waaweeyn
Weeraro lagu qaadey agagaarka Baqdaad
Iran oo Nuclear lagu waayey
China iyo Mareykan oo heshiis ganacsi galay
Xarunta Talyaaniga Nasiriyah oo la qarxiyay
Ma ogtahay in Boggan BBCSomali.com maanta lagu bedalayo mid cusub?
Iran oo sheegtey iney heysato Plutonium yar
Iran oo sheegtey iney heysato Plutonium yar
Ma ogtahay in Boggan BBCSomali.com maanta lagu bedalayo mid cusub?
Taariikh nololeedkii Cabdiraxman Tuur oo geeriyoodey
Siyaasadda dalka Sri Lanka oo cakiran
Somalia:deganaasho ku soo laabatey Tuulada Xaramka
Falstiin oo ka shireysa dhismo dowladeed
Mareykanka oo aan Charles Taylor cafinin
Nin ka mid ah ergeda Soomaalida oo Nairobi ku dhintey
Xaaladda Xuquuqda Aadamaha ee Masar

NAGALA SOO XIRIIR
Email: somali@bbc.co.uk
Qoraalka Noo soo Dir:
BBC Somali Service, 116 CB Bush House, PO Box 76, Strand, London, WC2B 4PH
Tel: + 44 020 7557 1631

Fax:+ 44 020 7497 1374
^^Kor igu celi
   Laanta Soomaaliga
  Laanta Soomaaliga | Waxbarashada | Baro Ingiriiska | Taarikhda
Nagala Soo Xirir | Barnaamijyada | Mawjadaha
  © BBC World Service, Bush House, Strand, London WC2B 4PH, UK.