BBC Online Network BBC Home Page BBC News (in English) BBC Sport (in English) BBC World Service (in English) Nagala Soo Xirir | In English
Laanta Soomaaliga
Waxbarashada
Baro Ingiriisika
Taarikhda
Nagala Soo Xirir
Warsidaha BBC
In English
Barnaamijyada
Mawjadaha
11:00 GMT
14:00 GMT
18:00 GMT
greatlakes
swahili
french africa
arabic
brasil
hausa
portuguese
somalia
World Service
learning english

Khamiis, 28.11.2002 - 17:54 Wakhtiga London
Kenya: weeraro argagaxiso oo lala beegsaday Israa'iiliyiin
Hoteelka Paradise ee Mombasa waa meel ay dadka dalxiisaya ay aad ugu badan yihiin
Hoteelka Paradise ee Mombasa waa meel ay dadka dalxiisaya ay aad ugu badan yihiin

Ilaa 15 qof ayaa ku dhintay qarax ka dhacay Hoteel la yiraahdo Paradise oo Israa'iil ay ku leedahay Mombasa subaxnimadii Khamiista, kadib markii baabuur bambooyin lagu rakibay uu galay Hoteelka.

Isla marka qaruxu dhacay mar ku dhaweyd ayaa diyaarad ay Israa'iil leedahay oo ka kacday garoonka dayuuradaha ee Moi ee Mombasa ay ka badbaaday laba gantaal oo lagu riday.

Gantaaluhu in yar ayey u jirsadeen diyaaradda Arkia Airline oo ahyd Boeing 757 oo sidday 261 rakaab ah, laakiin Hoteelka intiisii badnayd wuu gubtay.

Booliska Kenya, ayaa sheegay in dadka ku dhintay qaraxan ay ka mid yihiin saddex qof oo ahaa kuwii qaraxan geestay, siddeed u dhashay Kenya iyo saddex Israa'iiliyiin ah oo laba ay caruur tahay.

Dad lagu qiyaasay 80 ruux, ayaa ku dhaawacmay qaraxan oo intooda badan ay Kenyan yihiin.

Dhakhtar jooga Isbitaalka Coast General ee Mombasa, ayaa sheegay in 40 qof la soo dhigay Isbitaalka oo saddex ay aad u il daran tahay.

Boolisku waxa ay xireen saddex qof oo jooga agagaarka hoteelka Paradise ee qaraxu ka dhacay.

Koox aan horey loo aqoon oo la baxday ciidamada Falastiin oo joogta Lebanon, ayaa sheegatay in ay weerarkan geysatay.

Warar maqal ah
Barnaamijyada

Wararka iyo Arrimaha Taagan / Baafinta / Waraysiyo
Barnaamijkii 14:00

Wararka iyo Arrimaha Taagan
Barnaamijkii 18:00
Wararka ugu Waaweeyn
Weeraro lagu qaadey agagaarka Baqdaad
Iran oo Nuclear lagu waayey
China iyo Mareykan oo heshiis ganacsi galay
Xarunta Talyaaniga Nasiriyah oo la qarxiyay
Ma ogtahay in Boggan BBCSomali.com maanta lagu bedalayo mid cusub?
Iran oo sheegtey iney heysato Plutonium yar
Iran oo sheegtey iney heysato Plutonium yar
Ma ogtahay in Boggan BBCSomali.com maanta lagu bedalayo mid cusub?
Taariikh nololeedkii Cabdiraxman Tuur oo geeriyoodey
Siyaasadda dalka Sri Lanka oo cakiran
Somalia:deganaasho ku soo laabatey Tuulada Xaramka
Falstiin oo ka shireysa dhismo dowladeed
Mareykanka oo aan Charles Taylor cafinin
Nin ka mid ah ergeda Soomaalida oo Nairobi ku dhintey
Xaaladda Xuquuqda Aadamaha ee Masar

NAGALA SOO XIRIIR
Email: somali@bbc.co.uk
Qoraalka Noo soo Dir:
BBC Somali Service, 116 CB Bush House, PO Box 76, Strand, London, WC2B 4PH
Tel: + 44 020 7557 1631

Fax:+ 44 020 7497 1374
^^Kor igu celi
   Laanta Soomaaliga
  Laanta Soomaaliga | Waxbarashada | Baro Ingiriiska | Taarikhda
Nagala Soo Xirir | Barnaamijyada | Mawjadaha
  © BBC World Service, Bush House, Strand, London WC2B 4PH, UK.