BBC Online Network BBC Home Page BBC News (in English) BBC Sport (in English) BBC World Service (in English) Nagala Soo Xirir | In English
Laanta Soomaaliga
Waxbarashada
Baro Ingiriisika
Taarikhda
Nagala Soo Xirir
Warsidaha BBC
In English
Barnaamijyada
Mawjadaha
11:00 GMT
14:00 GMT
18:00 GMT
greatlakes
swahili
french africa
arabic
brasil
hausa
portuguese
somalia
World Service
learning english

Axad, 28.09.2003 - 16:11 Wakhtiga London
Talyaaniga oo korontadii ka go'dey
Tareenadii iyo gaadiidkii cirka ayeey koronta la'aantani si xun u taabatey.
Tareenadii iyo gaadiidkii cirka ayeey koronta la'aantani si xun u taabatey.

Malaayiin Talyaani ah ayaa saaka koronto la'aani qabsatey ka dib markii waddanka ay ka dhacdey koronto weysadii ugu xumeed taariikhda dhow ee Talyaniga inta la xasuusto.

Injineerada wadanka Talyaaniga ayaa si tartiib tartiibah ugu howlan dib u soo celinta korontada wadanakasi Talyaaniga oo go'dey, taasoo lagu tilmaamay tii ugu xumeyd ee taariikhda soo marta.


Korantadii ayaa maanta caadi ugu soo noqotey meelo ay caasimada Rome ka mid tahay, iyadoo la filayo in meelaha ay ka mid yihiin bartamaha iyo koonfurta dalka iyagana loo soo celsho dabka mar aan fogeyn.

In ka badan konton milyan oo dadka talyaaniga ah ayay haleeshay korotada xuamadu , waxeyna ku soo aadya wakhti aroortii hore ah waxeyna sababtay in tareenadii istagaan wadooyinkiina isku xirmaan. Biyihii aya xitaa dhibaato soo gaartay, Isbitaaladana waxaa la geyey dad da' ah oo waxyelo soo gartay.

Wadamada kale ee dariska la ah Talyaaniga ee Iswitzerland iyo Austeriya aya iyagana sidaasi oo kale noqday.

Hey'adda quwada dabka ee qaranka ayaa waxey sheegtay in korontada go'aday ay sabab u tahay iyada oo ay ciladdi gahsay qeybo ka tirsan qowadaha korontada ka timaado wadanka Faransiiska. Laakiin Faransiisku waxa uu eedda saaray hawada oo xumaatay.

Dhibaatada korotada ku timid ayaa waxey dhowaantaan ka dhacaday wadamada mareykanka iyo Kanada iyo weliba qaar ka mid ah dalalka Iskandaneeviyaanka, magaaladatan London lafteeda waxa ay la kulantay dab go'ed aan caadi ahayn.

Warar maqal ah
Barnaamijyada

Wararka iyo Arrimaha Taagan / Baafinta / Waraysiyo
Barnaamijkii 14:00

Wararka iyo Arrimaha Taagan
Barnaamijkii 18:00
Wararka ugu Waaweeyn
Weeraro lagu qaadey agagaarka Baqdaad
Iran oo Nuclear lagu waayey
China iyo Mareykan oo heshiis ganacsi galay
Xarunta Talyaaniga Nasiriyah oo la qarxiyay
Ma ogtahay in Boggan BBCSomali.com maanta lagu bedalayo mid cusub?
Iran oo sheegtey iney heysato Plutonium yar
Iran oo sheegtey iney heysato Plutonium yar
Ma ogtahay in Boggan BBCSomali.com maanta lagu bedalayo mid cusub?
Taariikh nololeedkii Cabdiraxman Tuur oo geeriyoodey
Siyaasadda dalka Sri Lanka oo cakiran
Somalia:deganaasho ku soo laabatey Tuulada Xaramka
Falstiin oo ka shireysa dhismo dowladeed
Mareykanka oo aan Charles Taylor cafinin
Nin ka mid ah ergeda Soomaalida oo Nairobi ku dhintey
Xaaladda Xuquuqda Aadamaha ee Masar

NAGALA SOO XIRIIR
Email: somali@bbc.co.uk
Qoraalka Noo soo Dir:
BBC Somali Service, 116 CB Bush House, PO Box 76, Strand, London, WC2B 4PH
Tel: + 44 020 7557 1631

Fax:+ 44 020 7497 1374
^^Kor igu celi
   Laanta Soomaaliga
  Laanta Soomaaliga | Waxbarashada | Baro Ingiriiska | Taarikhda
Nagala Soo Xirir | Barnaamijyada | Mawjadaha
  © BBC World Service, Bush House, Strand, London WC2B 4PH, UK.