BBCSomali.com
great lakes
swahili
french
arabic
brasil
hausa
portugues for africa
Other Languages
 
22 May, 2009, 16:42 GMT; 19:42 SGA
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
Saameynta hoos u dhaca dhaqaalaha ee Afrika
 

 
 
Qariiradda Afrika
Qariiradda Afrika
Dhibaatada hoos u dhaca dhaqaalaha adduunka ee lagu jiro, ayaa ka bilaabmatay markii bangiyada Maraykanka, ay daymo badan oo guryaha lagu iibsado ay siiyeen dad badan oo aan daynta iska bixin karin markii ay dulsaarka lacagta daynta korortay.

Qasaaraha bangiyada adduunka soo gaaray ayaa keenay in kalsoonidii ay bangiyada iyo suuqyada lacagaha laga dayn sado ay yaraato.

Taasoo keenaysa in lacagihii daymaha ay yaraato, kuna dhacdo lacag la'aan shirkadaha ganacsiga iyo macaamiisha wax iibsanaya.

Arintan ayaa keenytay in shirkado badan ay bur buraan, shaqaale badana ay shaqadooda waayaan.

Qaaradda Afrika, ayaa habka ay bangiyadeeda u shaqeeyaan ay ka duwan yihiin habka ay bangiyada reer galbeedka u shaqeeyaan oo ah hab maal galino qatar ah ay galaan.

Laakiin dhaqaalaha aduunka ayaa ah mid aad iskugu xiran , waxaa Afrika hoos u dhacay qiimaha macdanta iyo shidaalka ay u dhoofin jirtay wadamada horay u maray iyo waxaa yaraaday baahidii alaabooyinka kale ee Afrika ay dhoofin jirtay, waxaa kaloo yaraaday maalgashigii shisheeye ee Afrika

Wariyaha BBC-da Martin Plout ayaa warbixintan ku eegaya saamaynta hoos u dhaca dhaqaalaha uu ku yeelan karo Afrika.

 
 
WARARKA LA XIRIIRA
Ganacsiga Beeraha
25 Februweri, 2009 | Wararka
Dhibaatada dhaqaalaha Adduunka
17 Sebtembar, 2008 | Wararka
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
 
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
 
 
 
BBC Copyright Logo ^^ Kor ku noqo
 
  Wararka | Falanqeynta | Barnaamijyada | Mawjadaha | Saadaasha Hawada
 
  BBC News >> | BBC Sport >> | BBC Weather >> | BBC World Service >> | BBC Languages >>
 
  Privacy | Warsidaha Emailka BBC-da | Laanta Soomaaliga | Nagala soo xiriir | Gacan-siin