Hindiya

  1. Aamir Khan iyo Kiran Rao

    Jilaaga caanka ah ee Aamir Khan iyo xaaskiisa Kiran Rao ayaa shaaciyay inay ka kala tageen kadib muddo 15 sano ah ay wada joogeen, sida lagu sheegay bayaan si wadajir ah ay usoo saareen.

    next