Islaam

  1. Hagia Sophia

    Sannad guuradii koobaad ee ka soo wareegtay markii dib loo furay masaajidka Hagia Sophia, Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa jeediyay hadal ka nixiyay dad badan oo ka soo horjeeday go'aankiisii ahaa inuu misaajid u baddalo Madxafka caanka ah ee Hagia Sophia.

    next
  2. Sannadkan waxaa nadaafinta hoggaaminayay Sheekh Khaalid Al-Faysal oo ah amiir ka tirsan Boqortooyada.

    Tan iyo intii boqortooyada hadda jirta ay maamuleysay waxaa kacbada la dhaqi jiray laba goor sannadkii, balse ilaa afar sano ka hor ayaa la joojiyay waxaana laga dhigay hal mar sannadkiiba.

    next
  3. .

    Dilkii afar xubnood oo ka tirsanaa qoys muslim ah iyo dhaawaca canug yar oo gaari xamuul ah ku jiiray magaalada London, Ontario, Canada, maalintii Axadda ee 6-da Juun, waxay soo cusbooneysiisay hadal heynta Islaam nacaybka ama Islaam nacaybka Galbeedka.

    next