Ganacsi

  1. .

    Madaxweyne Trump wuxuu si weyn u dhaleeceen jiray shirkadaha laga leeyahay Mareykanka ee howlaha ganacsiga ka sameeya gudaha Shiinaha arrintaas oo horseeday in Shiinaha iyo Mareykanka uu ka dhex qarxo dagaal ganacsi.

    next
  2. Kimberlee waxay dooneysa in haweenka ay soo qaataan carruurtooda marka casharrada la siinayo

    Barnaamijka toddobaadle ah ee BBC-da eeThe Boss ee lagu wareysto dadka caanka ah ee horumarka ka gaaray ganacsiga guud ahaan dunida ayaa toddobadkan lagu wareystay Kimberlee Perry, oo ah gabadh sameysay shirkad qaabilsan arrimaha jimicsiga oo ku nool UK.

    next